Ka qayb noqo mustaqbalka muqdisho. Ku dhexnoolaaw bulsho ku siisa aragti dheer oo nololeed, goob aad noqon kartid qof wax soo saara, gaadhana hamigiisa. Ku soo dhawaaw Mustaqbalkaaga Dahab Marina.
Goob aad subax kasta isa-salaantaan quruxda badda, ku soo dhawaaw guryo ay ku xeeran yihiin deegaano doogan oo ku yaala magaalada Muqdisho. Goob dareemayaashaada nolol dareensiisa, kuu ogolaata in aad dib u qeexdid hamiga noloshaada. Goob aad ka daawan kartid quruxda aan dhamaan ee dabweynta Hindiya.
Ka soo toos guryo leh muuqaalo dahabi ah, beero qurxoon oo si indho-soojiidasho leh loo qorsheeyey, waxa laga soo qaatay qaab-dhismeedaka magaaladan, qaab-dhismeedka xeebaha Miami.